Gudoonka Aqalka sare iyo Madaxweynaha Puntland oo kulan yeeshay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay weheliyaan Labada Guddoomiye ku-xigeen ee Aqalka Sare.   Kulanka oo ka dhacay guriga guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa looga hadlay guud ahaan xaaladda uu dalku marayo, waxaana Guddoonka Aqalka Sare uu Madaxweynaha ku bogaadiyey doorkiisa muhimka ah ee samata … Continue reading Gudoonka Aqalka sare iyo Madaxweynaha Puntland oo kulan yeeshay (Daawo Sawirro)